News

Wareegii 1-aad Ee Doorashada Madaxweynaha oo la soo Gaba Gabeeyay iyo Xasan Sheekh oo ku horeeyo

Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay Wareegii 1-aad Ee Doorashada Madaxweynaha Jamuuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Waxa uu Helay 88  Halka Farmaajo oo ku Xiga oo helay 72 Halka Shariif uu helay  49 Cod

Cumar Cabdirashiid  Ayaa helay 37 Cod .

Waxaa hadda loo gudbay wareegii 2 aad oo ay u gudbeen Musharixiintaasi oo noqday Kuwii ugu Codka Badnaa.