News

Wasiir Bayle oo ka war Bixiyey safaraddii shaqo oo uu ku tagay Dalka D

Wasiirka maaliyadda Federaalka, Cabdiraxmaan Bayle oo ka warbixiyay kulamo uu Marekanka kula qaatay madaxda hay’adaha lacagta adduunka iyo mas’uuliyiin kale , wuxuu yiri “Waxaan ka wada-hadalnay in na loo daabaco lacagta Shillin Soomaaliga,tallaabooyinka wixii nalooga baahnaa daabacada lacagtaasina waan buuxinay,waxaa kaloo la isla gartay lacagta daabacadeedi ayaa qarash badan ku baxaya,waxaa ku baxaya lacag dhan 41 Milyen oo dollar,annaga mahaynee ee halkii laga keeni lahaa ayaan dadaalkeedi kujirna.”