News

Waxaa Magaalada Garoowe lagu Qabtay Kulan lagaga hadlayo (Awodaha Dhallinyarada iyo caqabadaha ku xayndaaban).


Kulanka waxaa soo qabanqaabisay dallada dhalinyarada Puntland ee PYAN waxaana kasoo qaybgalay inta badan dhalinyarada ku nool Magaalada Garoowe.

Gudoomiyaha daladda dhalinyarada Puntland Uweys Axmed Sardheeye ayaa kulanka Furay.

Waxaa khudbad ama muxaadaro ku saabsan mowdaaca ka jeediyey Ustaad Abdifitah Cajab,sidookale qaar kamid ah dhalinyarada oo ka hadlay kulan ayaa soo dhaweeyey barnaamijka.