News

Waxaan cidna ka qarsoonayn in wada-lahaanshihii Somaliland ee soo jireenka ahaa lagu badalay beelo isu bahaystay boobka Somaliland

kuwaasoo heshiis beelaysan oo aysan cidna ka qarin ku galay in dowladnimada iyo khayraadka dalka si gaar ah u wada-yeeshaan ugana faa’iidaystaan,” sidaas waxaa lagu yiri gunaanadkii shirkii Beelaha Garxajis ee Somaliland.

Waxay sidoo kale xuseen in 65% Madaxweyne Biixi xilalka sare ee dowladda iyo ciidamada uu siiyay beelaha isu bahaystay xaq-darrada waa sida ay hadalka u dhigeen.