News

Xafladd lagu Taageerayey Madaxweyne Farmaajo oo isku Badashay Dagaal iyo Rabshaddo

Waxaa xalay magaaladda Nairobi ka dhacay iska hor imaad kadib markii xafalad lagu taageerayey Sanad Guuraddii ka soo wareegtay Doorashaddii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Xalafladda xuska iyo Taageeradda Madaxweyne Farmaajo,

xafaladda oo markaas socota ayaa waxaa soo weeraray kooxo dhalin yarro ah kuwasoo abaabulna iyagoo Guud ahaan meeshii xafladduu ka socotay weerar ku soo qaadeen Xafladda lagu taageereyey madaxweyne Farmaajo,

Xafladda Gudeheedda ayaa waxaa ka dhex Bilawday iska Horimaad u dhexeeyey taageerayaashii Xafladda iyo dhalin yaraddii soo weeradhay, xafladda, dhalin yaradda ayaa ahaa kuwo la soo abaabulay, kuwasoo Mucaaradka dawladdu soo abaabuleen,

madashii Xafaladda ayaa isku badashay mid dagaal iyo iska Horimaad ka bilawday iyadoo la sheegayo inuu halkaas ka dhashay khasaare dhaawacyo ah kuwasoo soo kala gaaray dadkii ku dagaalamayey xafladda Gudeheedda,