Sports

Xulka Brazil oo Xalay guushiisii ugu horeysay gaaray

Kulamdii shalay ayaa dhamaantood bar baro ku soo idlaaday inkastoo xalay Xulka Brazil uu dirqi kaga adkadauy Xulka Kuuriyada Waqooyi
Ciyaarihii shalay ayaa sidaan dhacay :-
New Zealand 1 – 1 Slovakia
Ivory Coast 0 – 0 Portugal
Brazil 2 – 1 Korea DPR Goolasha Xulka Qarank Brazil waxaa u kala saxiixay Ciyaartoyda kala ah Maicon iyo Elano halka Xulka Kuuriyada Waqooyi uu u saxiixay Y. Ji
Kulamada Maanta
Honduras Vs Chile 2:30 duhurnimo
Spain Vs Switzerland 5:00 Galabnimo
South Africa vs Uruguay 9:30 Cawada
 

allburtinle.com
Xafiiska Muqdisho