Dhacdooyinka Puntland, News, Sports

Xulka Kubada Cagta Puntland oo Ku Guuleeystay Koobkii Maamul Goboleedyada oo Qardho gaaray Goordhow (SAWIRO)

Waxaa Goordhow Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Kar Kaar Gaaray Xulka kubada Cagta ee Dowlada puntland kuwaasi oo ku Guuleeystay  Koobkii Dhowaan Lagu Soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Xulka kubada Cagta Puntland ayaa waxaa duleedka Magaalada Qardho kaga hortagay qeeybaha kala duwan ee Bulshada Qardho kuwaasi oo wata gawaarida nooca loo yaqaano raaxada.

 

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14