News

Xulka Qaranka soomaaliya oo galabta la ciyaari doona dhigooda Tanzania

Xulka qaranka sooomaaliya ayaa maanta ciyaar aad u xiiso badan la yeelan doonaa, xulka kubada cagta ee Tanzania ciyaartaan oo ah mid semi final ah ayaa labda xul wada ciyaari doonaan,

xulka soomaaliya waxay horay ula soo ciyaareen xulalka burundi iyo kenya kuwasoo ay guul ka gaareen ciyaartaas,